Deeq

AGAB WAXBARASHO

Agab waxbarasho, oo aad u tiro badan ayaa waxaa nasoo gaarsiiyey, masuuliyiin ka socday Wasaaradda Waxbarashadda Puntland & Unicef.

Waxaan idin leenahay “Beerka ka ogsooni”.

Abaalkiina na ma gudi karnee, Janno ALLAHA idin ku bedelo. Amin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *