Imtixaankii Teeramka 2aad
Si guul leh ayuu noogu bilowdey Imtixaankii teeramka 2aad ( 2/5/2026)

Si guul leh ayuu noogu bilowdey Imtixaankii teeramka 2aad ( 2/5/2026)
AGAB WAXBARASHO Agab waxbarasho, oo aad u tiro badan ayaa waxaa nasoo gaarsiiyey, masuuliyiin ka socday Wasaaradda Waxbarashadda Puntland & Unicef. Waxaan idin leenahay “Beerka ka ogsooni”. Abaalkiina na ma gudi karnee, Janno ALLAHA idin ku bedelo. Amin.