AGAB WAXBARASHO Agab waxbarasho, oo aad u tiro badan ayaa waxaa nasoo gaarsiiyey, masuuliyiin ka socday Wasaaradda Waxbarashadda Puntland & Unicef.Waxaan idin leenahay “Beerka ka ogsooni”.Abaalkiina na ma gudi karnee, Janno ALLAHA idin ku bedelo. Amin. Previous Post Welcome to Caisha center!