Deeq
AGAB WAXBARASHO Agab waxbarasho, oo aad u tiro badan ayaa waxaa nasoo gaarsiiyey, masuuliyiin ka socday Wasaaradda Waxbarashadda Puntland & Unicef. Waxaan idin leenahay “Beerka ka ogsooni”. Abaalkiina na ma gudi karnee, Janno ALLAHA idin ku bedelo. Amin.


